War cusub oo kasoo kordhay Ciidamada Ukraine ee ku sugnaa Jasiirada Maska

Ciidamadda badda ee Ukraine ayaa sheegay inay nool yihiin 13 kamid ah ciidammada dalkaas oo horraan la sheegay in la dilay xilli ay difaacayeen jasiirada Zmiinyi ama Jasiiradda ‘Maska’ maalintii ugu horreysay ee duulaanka Ruushka. Kadib markii ciidamada Ruushka ay qabsadeen jasiiradda, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky wuxuu horraan sheegay in ciidamadan difaacyay jasiiradda ‘Maska’ ee … Continue reading War cusub oo kasoo kordhay Ciidamada Ukraine ee ku sugnaa Jasiirada Maska